Maxkamada Hiiraan oo xabsiga kasii deysay dad si sharci daro ugu xirnaa Hirshabelle (Magacyada)

Maxkamada gobolka Hiiraan ayaa maanta xabsi kuyaala magaalada Baladweyne kasii deysay todobo qof oo isugu jira rag iyo dumar mudo isbuucyo ah u xirnaa in ay kasoo horjeedaan maamulka cusub ee Hirshabelle. Dadkan maxkamada xabsiga kasii deysay ayaa siyaabo kala duwan looga xir xiray  Baladweyne, waxaana dadkan intii ay xirnaayeen aan la horgeyn maxkamad balse … Continue reading Maxkamada Hiiraan oo xabsiga kasii deysay dad si sharci daro ugu xirnaa Hirshabelle (Magacyada)